DHAGEYSO”MAXAAD KA TAQAAN MUSHARIXIINTA SOMALILAND” on YouTube
Xisbiyadda Somaliland
Dadweynaha Somaliland ee maanta dhaceysa ayaa waxaa ku tartamaya Illaa saddex musharax oo kala ah Cabdiraxmaan Cirro, Faysal Cali Waraabe iyo Muuse Biixi.
Muuse Biixi ayaa waxa uu matalayaa maamulka iminka talada haya ee Kulmiye, ayada oo Cabdiraxmaan Cirro uu ka socdo xisbiga Waddani, halka Faysal Cali Waraabe uu ka tirsan yahay xisbiga UCID.
https://calisaxafi.wordpress.com
http://m.facebook.com/calisuxufi/
calisaxafi@gmail.com
Cali M Gaaboow
https://youtu.be/jDwyLEdIIs4
No comments:
Post a Comment